Galmudug oo Cadeesay Mowqifkeeda ku aadan khilaafka cusub ee soo kordhay (Akhriso)

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa walaac xooggan looga muujiyay khilaafka ku yimid hanaankii doorashada iyo dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal. Galmudug qoraalka kasoo baxay ayaan cid toos ah farta loogu fiiqin , waxa ayna Madaxtooyada Galmudug cadeesay go’aan kasta oo hal dhinac ah in uu khatar gelin karo wadajirka iyo wada shaqeynta gollaha … Continue reading Galmudug oo Cadeesay Mowqifkeeda ku aadan khilaafka cusub ee soo kordhay (Akhriso)